Mulkiilaha hay’adda warbaahinta Soomaaliyeed ee SBC, maamulka & shaqaalaha warbaahinta oo tacsi diraya.

                                                     

  Tacsi

INAALI LAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

Waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh kadiraya Milkii laha hay ada warbaahinta Soomaaliyeed ee SBC Cali Cabdi Awaare iyo xaaskiisa marwo Yurub Jaamac
Agaasimaha guud ee SBC Eng Mowliid Xaji Cabdi xaaskiisa iyo caruurtiisa
kusimaha Agaasimaha SBC Maxamed deeq Cabdala C/qaadir iyo xaaskiisa
Webmaster : Khaalid Maxamuud C/raxmaan
Cameraman: Siciid C/laahi Jaamac
Wariye: Xuseen Xasan Xuseen Xuska
Wariye: C/xakiin Jaamac Cabdi Aware
Wariye: Jihaan Maxamed Cabdi
Wariye: Casiiso Muuse
Wariye: Maxamuud C/laahi Faarax
Wariye: C/naasir Yaasiin Salaad Xaaskiisa
Wariye: Cawil Ladiif Suldaan
Wariye: Cali Cismaan Yuusuf (cali dhagjar)
Wariye: C/Jamaal Macalin Axmed
Wariye: C/casiis OK
Wariye: Yaasir C/laahi Siciid
Wariye: Axmed Maxamed Jaamac (Axmed Suufi)
Wariye: Liibaan C/laahi Faarax (liibaan Qaran)
Wariye: Liibaan Cismaan Qaasin (Liibaan Lakyman)
Wariye: Ustaad C/xakiin Maxamed Cumar
Wariye: Cali Maxamed Muuse (Cali Jiim)
Wariye: Keyse C/rishiid
Wariye: Cismaan Saalax Ismaaciil
Wariye: Axmed Maxamuud AXmed Nuune 
           Niciimo Maxamed Cumar
            Cali Xuseen Baafoow 

Dhamaan Shaqaalaha Shirkada Warbaahinta SBCInternational waxay tacsi tiiraanya leh udirayaan

Eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxay Elle Ha i Naxariistee Marxuum Gen Nuur Muuse Cali (Nuur Salaad) oo 10/Luulyo/2011 geeriyooday, waxaan Alle Uga Baryeynaa in uu Naxariistii Jane ka waraabiyo Intii uu ka Geeriyoodayna Samir iyo Iimaan Alle Ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin 

gen nuur muse cali (nuursalaad)