Tacsi
Dr Maxamed muumin yuusuf
Dr Axmed cabdalla maxamed
Dr Cabdullahi cumar asad
Dr Cabdiraxman yuusuf muumin
Ganacsade Axmed Maxamed ciise
Cali Maxamuud Cali ( Coala Side)
Dr maxamed Muse Axmed
Cisman Xaji Yusuf
Ducaale Siciid Maxamed
Cumar Axmed Cabdiraxman
Ganacsade fatax Cali Cabdiraxman
Ganacsade warsame Shire Cismaan
Cali Siciid Maxamud
Cawwad Xaji Cumar
Maxamud Cartan Yusuf Axmed salax Dharar
Cabdirisaq Siciid Maxamuud
Jimcaale siciid Maxamuud
Dr Axmed cali aadan
Siciid Maxamuud Sicid
Cumar Cismaan Siciid
Xreed Saalax Cadaawe
Maxamed Maxamud Saalax
Mustafe maxamud Saalax
Xaji Sicid bANGAX
Ciise Siciid Bangax
Maxamud Sicid Bangax
Sharif Maxmud xaji
Cali xaji Cumar
Baashi cali Saalax
Raage Muuse Yuusuf
Axmed Cali yare
Sicid Cisman Seed
Cabdi kariin maxad bangax

Dhamaan Dadkaasi Waxay Tacsi tiiraanyo leh U Dirayaan Dhamaan Dadkii Iyo qaraabadii uu Ka Baxay Alaha U Naxariistee Nabadoon Cali Axmed cali AAMIN AAMIIN AAMIIN

Taariikh Nololeedkii Nabadoon Cali Axmed Cali oo Kooban

Alaha u naxariistee Nabadoon Cali Axmed Cali Wuxuu Ku Dhashay Degmada Baargaal Dadna Wuxuu Ifka kaga Tagay 29 Qof Oo Isugu Jira Wuxuu Dhalaya Iyo Wixii Ay Sii Dhaleen Nabadonku Alaha u Naxaristee Wuxuu Xilka Soo Hayay 32 Sano Wuxuu Ahaa Dadka Laf dhabarta u Ah Hogaanka ,Wanaaga & Horumarka Deeganadaas Wuxuuna kamid Ahaa Asaasayaashii Furitaanka Wadooyinkii Laga Hirgaliyay Baargaal Mudiiye Iyo Caluula Wuxuuna Ahaa Nin Alla Ka Cabsi Badan Kana Shaqeeya Masaaliixda Guud Had Iyo Goorna Jecel Wanaaga .

 

Maxamed Cali Iimaan
SBC INternational