Diraac-Boqolaal Kamid ah ciidmada Dowlada Oo Ay taageerayaan Taangiyada Dagaalka Aya waxaa ay maanta gudaha U galen Magaalada Diraa Halkaasi Oo Aheyd xudunta bananbaxyda Loga soo horjeedo dowlada Oo Inka badan mudobuilka Ay Ka wadeen Kooxha mucaaradka ee ka soo horjeeda Hogaanka dowlada Suuriya

Kooxha Dowlada ka oo horjeeda Ayaa waxaa Ay sheegeen in Dagaalka xoogan In Uu ka socda bartamaha magaalada diraac kaas Oo Dhexamaraya dadka Isbalad doonka Ah iyo ciidamada dowlada Suuriya .

Goobjoogyaalna waxaa Ay Sheegayaan in wadooyinka magaalada  ay daadsanyiin Maydad Aad u tirabadan .

Rabshado kale Ayaa iyaguna waxaa ay ka Socdaan magaalada duuma oo Ah ku talaa Duleedka Dimishiq kadib markii Ay Isku Dhaceen ciidamada dowlada oo Gudaha U galay magaaladaasi iyo dadka dowlada Ka Soo horjeeda Warku waxaa Uu intaasi kudaraya in toogasho badan Ay ka dhacday magalaadi xaalada Ayaa wili qasan Waxaana Laga cabsiqabaa In Tirada Dhimashada Ay Siaad ah u badantahay.

Maxamed Xaaji Xasan Abuukar
Maxamed555@hotmail.com
SBC News Monitoring