Haweenay Soomaali oo magaceedu yahay Raxmo Maxamed Aadan  oo ku nool wadanka Finland ayaa si cad u sheegatey inay ka baxdayDiinta Islaamka oo ay Gaalowday ay noqotay Kirishtaan, iyadoo hadalkan ku cadeysay wareysi ay siisay Tv laga leeyahay wadanka Finland ee SuomiTV gaar ahaan barnaamijka lagu magacaabo Astu Tarinaan.

Wareysigii Haweenaydan oo Af-Soomaali ku hadlaysa kana sheekeynaysa dulinimada ay dooratey, sawiradeeda iyo warbixintan oo buuxda oo uu soo daabacay web-ka La Yaabka.com link-ga hoose Riix.
HALKAN RIIX