Ciidanka amaanka ee maamulka somaliland ayaa dawlada  puntland waxa ay laamaheeda amaaanka ay kuwareejiyeen eedaysane dhawan ubaxsaday dhankaasi iyo somaliland

Eedaysanahani oo lagu magacaabo Cabdulaahi Cismaan Axmed ”Caynte” ayaa waxa uu ku eedaysan yahay inuu kadambeeyay dilkii dhawaan garoowe loogu gaystay allaha unaxariistee shiikh cabdulqaadir nuur faarax.

Soo wareejinta maamulka somaliland ay puntland ugu soo wareejiyen ninkaasi ayaa waxa ay timi kadib markii ay wadahadal in muddo socday ay wada galeen labada dhinac taasi oo ku aadanyd soo wareejinta ee daysanahasi .

Wasiirka amniga puntland khaliif ciise mudan oo ay waheliyan qaar kamid ah saraakisha amaanka ee deeganada puntland ayaa tagay deeganka Tukaraq  si ay ula soo wareegan eedaysanahaasi .