Dhageyso War ku saabsan Sida madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheeq Maxamuud looga soo dhaweeyay Wadamada Carabta Gaar ahaan Dalka Imaaraadka Carabta.
Wariyaha SBC International ee bariga Dhexe Gaar ahaan Dalka iskutaga Imaaraadka Carabta C/risaaq Shabcaan ayaa Waxan inoo haya DHAGEYSI WACAN.
C/risaaq Maxamed Siciid Shabcaan
SBC International Dubai