Furitaanka Shirwaynaha 1aad ee ururka siaysadeedka  Midnimo aya waxaa kasoo qaybgalay ergo isaga timi gobolada iyo degmoyinka Puntland,

Siyasiyiin, ururada haweenka,  dhaliyarada qaybeheeda kala duwan , xildhibaanada Puntland ee  ka tirsan ururka siyasadedka  midnimo iyo qarka mid ah jaaliyada rer Puntland oo ka timi dlaka dibadisa iyadoona ay goob joog ahayeen masulyiinta sar sare ee urur siyadadedka midnimo,

Waxaan uu  shirkan  soconaya  labo cisho waxaana ay dadkii isugu yimi shegeen inay tagersanyihiin nidamkan xisbiyada Puntland  ee loga gudbayo habdkii qabilka ee awal  wax lagu soo dooran jiray iyagoo sheegay tahay guul ay ku talabasadeen  dadka reer Puntland .

Ardo Siciid Maxamed   oo ka mid  ahayd haweenkii  shirka ka hadlay ayaa sheegtaya in ay haweenka lagu tilmamijiray in ay siyaasada kaqanyihiin balase hada ay diyaar uyihiin in ay doorkooda qaataan.

 Qaarka mid ah xiladhibana Puntland oo katirsan  urruka midnimo ayaa sheegay in Ururkan hadafkiisu yahay in  la mideeyeyo lana hirmariyo umada reer Puntland iyo in laysu tanaasulo.

Gudomiayaha kumeelgaarka ah ee urur siyadedka Midnimo Dr: Saaadiq Eenow  oo madasha kasoo jeediyeye khud bad dheer oo dhinacyo badan tabanaysa ayaa sheegay in  urur ka midnimo uu balan qadyao inuu diyariyo dhalinyara hogaanka mustaqbaslka  hagi lahayd isagoo inatasi ku daray in urukoodu uu haweenka ka leyahay siyaasad ah in ay talada wax ku yeshaan

Qabashada shirkan oo soconaya mudo labo maalmood ah aya lagus oo doranay inta socda gudomyihii rasmiga ahaa urur siyasadeeka midnimo.

Sawiro
SANY1679 SANY1681 SANY1688 SANY1698 SANY1727 SANY1737 SANY1746 SANY1754 SANY1801

Maxamed Siciid Yuusuf
SBC INternational Garoowe