Shirka Maamul u sameynta gobolada Jubooyinka oo ka furmay Kismaayo

Kismayo shiw eyneXarun ku taala duleedka Magaalada Kismaayo Waxaa si rasmi ah ugaga furmay shirweynihii lagu balansanaa in loogaga tashado maamul mideeya gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

Amaanka guud ahaan magaalada Kismaayo gaar ahaan goobta uu shirkani ka dhacayo ayaa waxaa siweyn u sugay ciidamada ku howlgala magaca Amisom ee ka socda Dalkaasi Kenya iyo kuwa maamulka kumeelgaarka ka arimiya iminka Magaaladaasi Kismaayo.

Ergooyin aad u tiro badan islamarkaana matalaya gobolada Jubooyinka iyo Gedo ayaa kaqeyb galaya Shirkan waxaana la isku soo qaadi doonaa arimo badan oo quseeya maamul u sameynta gobolada Jubba land.

23kii bishan ayaa lagu waday in Shirkan uu ka furmo gudaha Magaalada Kimsayao sababo jiray iyo isku dhacyo ka dhacay magaalada Awgeed waxaa ku yimid dib u dhac maantase waxaa la isla gartay in uu furmo .

Waxii warar ah ee ku soo kordha wararka dambe kaga bogo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print
NEWS IN ENGLISH
WARARKII