Agaasimaha Bini,aadanimada Xafiiska Raysal Wasaare Gaas Mudane Maxamad Cabdirisaaq Dayib  Ayaa SBC Uga War Bixiyay Shir uu Ugandha uga Qayb Galay Kaas oo Looga Hadlayey Arimaha Bin,aadanimada.

Shirkan Ayaa Waxaa Kasoo Qaybgalay Wadamada Xubnaha Ka Ah Urur Goboleedka Igada, Sida Dalalka Somalia Suudaan Jabuuti Ugandha Konfurta Suudaan Kenya.

Ajandaha Shirkan Ugu Weynaa Ayaa Ahaa Sida uu Noo Sheegay Maxamad Cabdirisaaqa Daiyb Agaasimaha Bini,aadanimada Somalia oo Kulankan Somalia u Matalayey Sidii Wadamada Kujiraa Urur Goboleedka Igad Ay Isaga kaashan Lahaayeen Arimaha Musiibooyinka Dabiiciga Ah,

Maxamad Dayib oo Somalia Matalayey Waxa uu Shirka Ka Aqriayay Khudbada La Xiriirta Arimaha Bin,aadanimada Waxaana Arimahaas Kamid Ahaa Fatahaadaha uu Wabiga Shabelle Sameeyay Arimo Kale (

Agaasimaha Bini,aadanimada Xafiiska Raysal Wasaare Gaas Mudane Maxamad Cabdirisaaq Dayib Ayaa SBC Uga War Bixiyay Shir uu Ugandha uga Qayb Galay Kaas oo Looga Hadlayey Arimaha Bin,aadanimada.

Shirkan Ayaa Waxaa Kasoo Qaybgalay Wadamada Xubnaha Ka Ah Urur Goboleedka Igada, Sida Dalalka Somalia Suudaan Jabuuti Ugandha Konfurta Suudaan Kenya.

Ajandaha Shirkan Ugu Weynaa Ayaa Ahaa Sida uu Noo Sheegay Maxamad Cabdirisaaqa Daiyb Agaasimaha Bini,aadanimada Somalia oo Kulankan Somalia u Matalayey Sidii Wadamada Kujiraa Urur Goboleedka Igad Ay Isaga kaashan Lahaayeen Arimaha Musiibooyinka Dabiiciga Ah,

Maxamad Dayib oo Somalia Matalayey Waxa uu Shirka Ka Aqriayay Khudbada La Xiriirta Arimaha Bin,aadanimada Waxaana Arimahaas Kamid Ahaa Fatahaadaha uu Wabiga Shabelle Sameeyay Arimo Kale ( DHAGEYSO )

)