Madaxweynaha Waqtigiisa Dhamaaday Shariif Sheekh Axmed oo goor dhoweyd la hadlay wariyaasha ayaa u hambalayeeyy Gudoonka Cusub ee Baarlamaanka Dalka Soomaaliya waxaana uu madaxweynuhu uu sheegay inuu rajeynayo In isbadel ay la yimaadaan Hogaanka Cusub.

Shariif Sheekh Axmed oo ah musharax u taagan xilka madaxtinamada Somaliya ayaa tilmaamay in waxbdan xilligan ay somalia iska badeli doonan gaar ahaan Hanaanka Dowlad wax ka badesha xilligan Sida Uu yahay

SBC International Monitoring