Sheekh Shariif oo maanta daris diini ah oo ku saabsan qalbiga ka jeediyey masjid (Dhageyso)

Madaxweynaha dawlada KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa darsi diino ah ku saabsan Qalbiga wuxuu ka jeediyey masjidka ku dhexyaal xarunta madaxtooyada VILLA SOMALIA ee magaalada Muqdisho, isagoo ka sheekeeyey sida qalbigu uu hogaamiyo qofka bini’aadamka ah jirka intiisa kale.

Khudbadan diiniga ah oo aheyd mid uu maalmahan Madaxweynuhu ka jeedinayey Masjidka Madaxtooyada ka dib salaada Jimcaha(Player -ka hoose ka dhageyso khudbada diinga ah ee Masjidka uu Madaxweynuhu ka jeediyey Masjidka)

Dhageyso