Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa khubad uu maalinimadii shaley ka jeediyey Masjid ku dhexyaal xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho wuxuu kaga hadley khilaafka iyo dhibaatada uu leeyahay,isagoo rajo ka muujiyey in khilaafka xiligan ka dhex aloosan madaxda dawlada KMG laga gudbo.

Khubadan Madaxweynaha ayuu jeediyey ka dib salaadii Jimcaha ee maalnimadii shaley(Player-ka Hoose ka dhageyso Khubada Madaxweyne Shariif) Sheekh Shariif Masjid