Madaxweynaha dawlada KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa jeediyey khudbad xasaasi ah oo ku aadan isbadalka ka dhacay magaalada Muqdisho ee ku aadan inay isaga baxaan guud ahaan magaalada xoogagii Shabaabka ee dagaalka kula jirey dawladiisa.

Sheekh Shariif wuxuu sheegay in ay tahay maalin taariikhi ah oo guul balaaran ay u soo hoyotey shacabka Soomaaliyeed, waxaa kale oo uu digniin u jeediyey shacabka, isagoo sidoo kale ka hadley maxkamado gaar ah, khudbada Madaxweynaha oo arimo  badan ka hadlaysa gaar ahaan guusha u soo hoyotey dawlada ee ku aadan isbadalka Muqdisho Link hoose ka dhageyso.

Halkan ka dhageyso