Kooxda Manchester united ayaa safar adag isku diyaarineeso ,cayaartan ayaa waxaa lagu wadaa  inee noqoto ciyaar adag siduu sheegay macalinka kooxda Man United Sir Alex Ferguson.

Macalinka kooxda wuxuu sheegay  in kooxdiisa ay ku qasbanyihiin  badis oo kaliya ka dib guuldaradii ugu dambeesay ee kasoo gaartay kooxda eey dariska yihiin Man City  iyo iney u sii dhawaadaan koobka Premier League .

Weerar yahanka kooxda Man United iyo xulka England Wayne Rooney  ayaa caawa lagu bilaabayaa ciyaarta New Castleka dib markii uu u dhamaaday ganaaxii la dul saaray ee ahayd  luuqad xun adeegsi uu ku hor yiri kaamira  horteed.

 Waana tan shaxda lagu waddo kooxda man utd inee ku cayaarto

Vandersar

Rafael  -Ferdinand -Vidic  -Evra

 Valencia -Carrick -Gigs –park

  ROONEY- hernandez

 C/fataax Mowliid Xaaji
fatahahaji@hotmail.com