Shariif Xasan Sheekh Aadan oo xilka Gudoomiyaha Baarlamanka KMG Soomaaliya ay sheegeen inay ka qaadeen xildhibaano ka badan 200 oo ku shiray magaalada Muqdisho ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin talaabadaasi oo ay tahay wax uu ugu yeeray sharci daro.

Shariif Xasan oo isagoo ku sugan dalka Talyaaniga wareysi bixiye  ayaa sheegay in isagu uu yahay gudoomiyaha sharciga ah ee Baarlamanka, isagoo ku tilmaamay xubnaha abaabulay shirkii xilka lagaga qaaday “kuwa fidnowadayaal ah” oo loo baahan yahay ina ay shirciga ilaaliyaan.

Link-ha AIDO hoose ka dhageyso wareysiga Shariif Xasan oo ka biyo diidan in xilka Gudoomiyaha Baarlamanka laga qaaday.Halkan ka dhageyso

SBC News Desk