Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa shaaca ka qaaday inay been tahay inay ruux haweeney ah u adeegsadeen dilka wasiirkii arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka ee Soomaaliya  C/shakuur Sheekh Xasan Faarax (Link-ga Hoose ka dhageyso shirka Jaraa’id ee Sh. Cali Dheere). Halkan ka dhageyso shirka Jaraa\’id ee afhayeenka Al-Shabaab