Waxaa haatan si toos ah u socota xaflad balaaran oo ka socota magaalada London gaar ahaan galbeedka taasi oo ah mid loogu damaashaadayo munaasabada 51 sano guurada ka soo wareegtey xoriyadii ummada Soomaaliyeed.

Xaflada ayaa socota waxaa hadlaya Ra’lswasaarihii hore ee Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.