Warbaahinta wadanka Norway gaar ahaan Tv-yada, Wargeysyada & Internet-ka ayaa si aad ah u hadal haya socdaalka Musharax Cali Cabdi Awaare uu ku joogo wadanka Norway.

Wargeyska & barta Internet-ka ee banett.no/ ee sida weyn looga daalacdo wadanka Norway gaar ahaan gobolada waqooyiga ayaa warbixin uu saaka ku daabacay booga koowaad ee wargeyskaasi iyo qaybta Internet-ka socdaalka Awaare ee waqooyiga Norway isagoo halkaasi kulamo kula yeeshay masuuliyiinta deegaankaas iyo waliba saaxiibo ka soo jeeda gobolkaasi.

Ciwaanka wargeysku siiyey warbxiinta socdaalka Awaare ayuu u dhigay

“Musharax madaxweyne oo booqanaya saaxiibkiis hore, Steinar Bastesen oo qaabilay musharaxa”.

Warbixinta waxay ka sheekaynaysaa sida ay isku barteen Stainer? ?? Bastesen & Cali Cabdi Awaare oo ah nin ay saaxiibo yihiin siyaasi Awaare mudo ka badan 20 sano ay kulmeen magaalada Muqdisho ee caasimada ah, xiligaasi oo Bastensen uu ka shaqeynay Bangiga Aduunka sanadihii 1985-1987, halka Awaare uu ahaa ganacsade balse isku badaley siyaasi haatana u sharaxan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Wargeysku wuxuu leeyahay kulankan wuxuu ku soo aadayaa iyadoo Cali Cabdi Awaare uu booqanayo Soomaalida ku bnool London, Netherlands, Finland iyo Stockholm, isagoo taasi badalkeedii uga faa’ideysanaya la kulanka saaxiib hore  Steinar Bastesen.
 
“Tani waa socdaalkii ugu horeeyey ee aan ku imaado Norway, laakiin ma ahaan doonto tii ugu dambeysay” ayuu yiri Awaare.

“Maanta waxaan sameynay socod inagoo wadanay baabuur tnu u helanana waxaana doonayaa inaan ku soo wareejiyo magaalada Bronnoysund hadii waqti u helnana waxaan tagi doonaa Buholmen sidoo kale inaan badda ka soo kaluumaysano ayaan qorsheynayaa” ayuu yiri Bastesenoo ay ka muuqatey in uu ku faraxsan yahay is araga saaxiibkiis oo ay ugu dambeysay mudo 20 sano ka hor ah.

“Waxaan sii xoojin doonaa xiriirkeena wixii kulankan ka dambeeya, waxaan kaloo jeclahay inaan ku martiqaado Emily wadanka aan u dhashay gaar ahaan gurigeyda, waana filayaa in uu iga aqbali doono” ayuu yiri mudane Cali Cabdi Awaare .

Hoose ka aqri warbixinta oo English ah ama halkan ka akhriso Link-ga wargeyska oo Af Norwigian ah http://www.banett.no/nyheter/article447645.ece

Steinar Bastesen received visits from Somalia

Hild Day Lott Dypvik

Posted: 16/04/2011 at. 3:42 p.m.

  When Emily Bastesen worked for the World Bank in 1985-1987, he established friendships with many people in Somalia. One of them was Ali Abdi Awaare. At the time, Awaare a business man in Somalia. This fall he hopes to win the election and become president of Somalia.

On a journey in connection with the election campaign, the H. E Ali Abdi Awaare been visiting Somalis living in London, the Netherlands, Finland and Stockholm. Then he used the occasion to meet his old friend Steinar Bastesen of Company.

– This is my first visit to Norway, but it is certainly not any time recently, promises Awaare and Bastesen nods satisfied with the feedback.

– We have been on a tour today, by car, for I must now show Bronnoysund, when I have the chance. Tomorrow we’ll go over to Buholmen, and it is also planning a fishing trip, said Bastesen. The two friends have had some contact during those years, but they have not met for over twenty years.

– Now we’ll keep in touch much closer after this meeting. I would also invite Steinar to my homeland again, and I hope he will accept, “said HE Ali Abdi Awaare. On Monday, leaving the Somali Bronnoysund, and 7 degrees heat. In Somalia it is 40 degrees, now.

Listen
Read phonetically
 
New! Click the words above to view alternate translations. Dismiss

Dictionary