Raiisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali  ayaa waxaa uu Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Boqorka Beelaha Daarood, Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Boqorka Beelaha Daarood ayaa maalmahan Safaro ku soo kale bixiyay Wadamo ku yaala Ameerika, Qaarada Africa iyo Yurub, waxaana safarkii ugu dambeeyay uu ku joogay wadanka Koonfur Africa.

Soo dhaweynta Boqorka loogu sameeyay Magaalada Muqdisho waxaa ka qeybgalay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada Dowlada,Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Dalka iyo Marti kale.

Raiisul wasaaraha Dalka Somalia Cumar Cabdirashiid Cali ayaa ka hadlay soo dhaweynta Boqorka loogu sameeyay Magaalada Muqdisho waxaa uu sheegay inuu ku farax san yahay socdaalka Boqorka uu Xamar ku tagay.

DAAWO SAWIRADDA:

279 349 438 533

 

Fillo Insha alaah Sawirro Kale.