Horaantii Todobaadkan waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay Isbadal ku aadan gacan ku haynta goobihii ama degmooyinkii lagu loolamayey ka dib markii xarakada Shabaabku ay ka baxeen furimihii lagu dagaalamayey mudada ka badan sadexda sano.

Hadaba waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa sawiradii ugu dambeeyey ee qaybo ka mid ah degmooyinka Muqdisho.

Axmed Aar
SBC Muqdisho