Waxaan idiin soo gudbinaynaa sawirada maydkii madaxweynihii hore ee dawlada KMG Soomaaliya AHN C.laahi Yuusuf xiligii ka keenayay magaalada Muqdisho ee salaada janaasada lagula tukday garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan.

DAAWO SAWIRADA

SBC News Desk