Shirka Golaha xukuumadda oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin xaaladda Gobalka Sool, qorshaha Doorashooyinka Soomaaliya 2016-ka, Xeerka Nidaaminta Magaalooyinka , Sharciga Patroolka Soomaaliya iyo Warbixino.

LIFAAQA HOOSE DAAWO WARMURTIYEEDKA IYO SAWIRADA OO DHAMAYSTIRAN :
IMG_5285 IMG_5310 IMG_5312 IMG_5316
Akhri warmurtiyeedkadka:
WARMURTIYEEDKA GOLAHA XUKUUMADDA0001 WARMURTIYEEDKA GOLAHA XUKUUMADDA0002