Shacabka ku dhaqan degmada Isku shuban ee gobolka Bari ayaa maanta isu soobax ka sameeyay magaalada, iyagoo ka careysan talaabooyinka madaxda Dalka ay u qaadeen shirka ka socda degmada Cadaado.

Gudoomiye ku xigeenka 1aad iyo kan 2aad ee gobolka bari ayaa socdaal shaqo ah ku maraya deegaankaas, waxaana ay maanta kala qeyb qaateen dadkii isugu soobaxa sameynayay .

Goob fagaare ah ayaya shacabka kula hadleen waxaana ay u sheegeen in ay tahay muhiim in shacabweynuhu muujiyaan shucuurtooda iyagoo midnimadooda ka shaqeynaya.

Dhageyso warbixin faah faahsan oo uu Diyaariyay wariye Xamse C/rishiid Jaamac.

Sawiro
isku1 (5) vlcsnap-2015-07-02-15h01m09s187 vlcsnap-2015-07-02-15h02m44s150 vlcsnap-2015-07-02-15h03m10s151 vlcsnap-2015-07-02-15h03m40s197 vlcsnap-2015-07-02-15h03m56s76