Mid ka mid ah saraakiisha Xarakada Alshabaab ayaa beeniyay inay geysteen dilka Gudoomiyihii HOre ee Degmada Baladxaawo DKMG ugu Magacowna Axmed Maxamed Yuusuf Barkuus kaasi oo saaka kooxo hubeysan ay dhaawac ugu geysteen Gudaha Degmada

Sheekh Aadan Nuux oo ka mid ah Alshabaab marna oo soo noqday Gudoomiyaha Degmada ee Xarkada Alshabaab ayaa beeniyay inay Dilkaasi wax ka ogyihiin

Dhageyso Codka

SBC International Monitoring