Waxaa marqura  cirka isku shareeray  hilibka xaalasha  ee laga cuna dalka Holland  ka dib markey soo baxday   hadalo la doonayo in lugu hakiyo  qaliinka xoolaha   lugu sameenaya  ama gowrac arintan  ayaa waxaa ay sameyn balaaran ku yeelatay dadka Islaamka ee ku dhaqan dalka Holland.

Waxaa markii hore  la kala siisan jiray  kiilada hilibka ariga lacag gaaraysa 5 Euro  halka imika ay gartay kilada hilibka 10 Euro  waana markii ugu horeysay  ee sicirka hilibka uu garo  ceynkan oo kale.
Saracakan  hilibka  ayaa waxaa ay ku soo beekmeesa xili dadka islaamka oo u sii diyaar garoobayan    gudushada bisha barakeysan  ee Ramadan,  Dalkan Holland waxaa kunool malaayiin qof oo Islaan ah oo ka soo kala jeeda dunida Islamka sida Ciraqiyiin , Turki, Morookan,Soomali,iyo waliba Hollanddees oo Muslimiin ah

Arinta  mamnuucida hilibka xalaasha xataa waxaa ka soo horjeeda Yuhuuda  ehelu kitaabka ah iyagooa  ka carooday go’ aamadasi la doonayo in la dhaqan galiya.

Hilibka laga cuna dalka Holland waxaa uu ka soo galaa dalka Turkiga  oo ah dal run tii ay dadkiisa ay aad ujoogaan  dalka Holland  kuna heystaan meherado ganacasi  taasina ayaa waxaa ay tahay mid sahleysa  cunista hilibka  in ay ubataan suuqyada ay leyihiin  dadka Turkida , waxaa kaloo aad loo isticmaalaa digaaga oo ah runtii mid si weyn ay u cunaan  dadka  ajaniibta ah ee ku nool dalka Holland  kaasi oo  laga soo galiay dalka Turkiga iyadoo waliba ay ku taalo gudaha wadanka Holandn meelo lugu xananeyo digaagda .

Wali wax go’aan ah lagama soo saarin in la hakiyo qaliinka hilibka xalaasha ah ay cunaan dadka islaamka  ee ku nool dalka Holland.

Tani ayaa waxaa  aadugu soo horjeestay dadka heysta madhabaha ama  diimaha kal duwan  sida Yuhuuda oo  go’ ankaan ku tilmaamay mid loogu gafayo madhabta diintooda ee  ay aaminsanyihin.
Hadaba cunida hilibka gabi ahanba lamajoojin laakiin waxaa ay kasoo hojeesteen in la mariya midida laguna qalo tasina ayaa waxaa ay noqotay mid dhaliso in uu sara kac ku yimaado hilibka xaalasha ay cunaan dadka islaamka & kuwa ehel kitaabka ah.

Laakiinse waxaa ay rabata dowlada Holland in la suuxiya neefaka lan dareensiinin qalida dabadeedna midiida la mariyo waxaa TV-yada  qaarkod dalka Holand lagu soo saaray marka la bireynayo neefka ariga asagoo lugu bireynayo mishiin  wax kala gooya.

Halkan ka eeg warbixin arinkan ku aadan oo uu baahiyey Radiyaha Netherlands

WQ: Wariye BASHKA XAAJI LLPP
Jiidaal114@hotmail.com