Safaarada Dagalka Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Imaaraadka Carabta gaar ahaan Magaalada Abu Dubai ayaa Furtay Book kaasi oo loogu tacsiyadeynayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya alaha u naxariistee C/laahi Yuusuf Axmed.

Isbitaal Militeri oo ku yaala Magaalada abu Dubai ee Dalkaasi ayaa uu ku geeriyooday Madaxweynuhu 23dii Bishan 3aad,

Munaasabad Balaaran oo lagu Soo bandhigayo Buugan ayaa waxaa ka soo qeyb galay safiiro Badan oo ka kala socda Wadamada Caalamka kuwaasi oo Buuga ku qoray Tacsida islamarkana ugaga tacsiyadeeyay umada Soomaaliyeed geerida Madaxdweynahoodii hore .

DHAGEYSO WARBIXINTII OO DHAMEYSTIRAN
C/risaaq Maxamed Siciid Shacbaan
SBC INternational Dubai