Reysulwasaaraha Xukumadda Fedraalka ah ee somaliya Dr. Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake Ayaa Goordhow Soo Gaaray Dagmadda Qardho ee Xarunta Gobolka Kar-kaar.

Masuuliyin Ka Tirsan maamulka gobolka, kan dagmadda, Cuqaal iyo waxgarad ayaa ka qeybqaatay soo dhaweynta Reyslwasaaraha, iyadoonna laga soo Galbiyay Duleedka dagmadaasi,

Boqor burhaan Boqor Musse Oo Ku Sugan Dagmadda Qardho Ayaa La filayaa inuu La Kulmo Reysulwasaaraha Somaliya, iyagoo ka wada Hadlaya Arimo Dhowr Ah.

La soco Faah faahinta.