Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay liiska 20 wiil ee ugu qayb galaya Gobolka Bari koobka Gobolada Puntland ee lugu qabanayo Caasumada Puntland iyo weliba Garoonka Mire Awaare.

Mustafe c/raxmaan maja case gudoomiya ciyaaraha iyo dhalinyarada Gobola Bari oo marti ku ahaa barnaamijka Nasashada SBC ayaa ku dhawaaqay.

Waxaana Barnaamijka daadihinayey Wariyey Maxamuud Cabdi Saciid Fantastic

Liiska 20 Wiil Ee Gobolka Bari Ugu Qayb Galaya Koobka Gobolada Puntland :

1 Daadir Cumar Shuceyn (Daada)

2 Cali Yuusuf Abshir (Cali jareer)

3 Mubaarag Maxamed Gaceyte (Guursade)

4 Yaasiin Maxamed Yaasiin (Robiniyo)

5 C/qani Yuusuf Abshir (C/qani)

6 Maxamed Xasan Cabdulaahi (Goldob)

7 Jibriil Cismaan Wardhere (Jabra)

8 C/laahi Cumar Maxamed (C/lahi Yare)

9 Aamiin Xasan Daahir (Amoy)

10 Samiir Axmed nuur (Meheri)

11 Cabdi Faarax Dalmar (febrigas)

12 Siciid Yuusuf Abshir (Siciid Dhere)

13 C/qani Barqad Cali

14 C/wali Baashi C/laahi ( Gugume)

15 Shaaif Cismaan Ismaaciil (Shaif Yare)

16 Axmed Cismaan Maxamed ( Harar Case)

17 Siciid C/risaaq Barre (Dabacade)

18 Liibaan Faarax Cismaan (liibaan Kooy)

19 Saleebaan Salaad Ceynab (Kamaara)

20 C/fitaax Isaaq Cali (Xamari)

Liiskan waxaa ku sixiixan Tababaraha Qaranka Gobolka Bari Abshir Cali Yuusuf (Abshir Calooleey.

DSC06743

DSC06744

DSC06745

DSC06748

DSC06749

DSC06750

DSC06754

DSC06755

1