Maamulka & hawlwadeenada hay’adda warbaahinta Soomaaliyeed ee SBC wuxuu ugu hambalyeynayaan dhamaan ummadaha Islaamka gaar ahaan ummada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Ummada Soomaaliyeed waxaan u rajeynaynaa in qiimaha bishan ay ku leedahay ALLE agtiis in uu ka qaado dhibaatada, colaada, abaaraha & midnimo la’aanta, oo ILAAH ugu badalo Nabad, barqaawo, dawladnimo, Midnimo & horumar.

Ramadaan Kariim