Raiisul wasaaraha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa Degreeto ka soo saaray Wareegtooyinka soo baxay madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya kuwaasi oo lagu macagaabayo degmooyin ku soo biira gobolada Dalka.
Raiisul wasaare Gaas ayaa Degreetadiisa waxaa lagu xusay in uu hirgalayo go’aankii golaha wasiirada ay ka soo saaren Kulankii ay yeesheen Isniintii aynu soo dhaafnay,
Wareegtada raiisul wasaaraha ayaa sidoo kale ku xusan Qodobo Dastuuri ah oo qaarkood lagu qeexayo Waajibaadka golaha wasiirada , .
Daalacatey :661