Raysal wasaaraha DKMG Somalia Ayaa si aada uga macaliyay Soo dhawaynta balaadhan ee uu kala kulmay Maamulka iyo Shacabweynaha  Galmudug

R/wasaaraha iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta galinkii hore gaaray magaalada Galkacyo, Isaga oo ka kicitimay Xarunta Dowlada Puntland ee Garoowe halkaas oo maalmihii ugu dambeeyay uu ku sugnaa.

R/wasaaraha ayaa hadalkan mahadcelinta ah jeediyay xilli uu ka hadlayay kulan ka dhacay  Hotel ka mid ah hotelada Magaaladaas  kaas oo ay wada yeesheen isaga iyo madaxweynaha Maamulkaasi Maxamed Axmed Caalim waxaanu kua adanaa  arimaha socdaalka waftiga R/wasaare Gaas, iyo soo dhaweynta Wafdiga

Ujeedada uguweyn ee waftiga Raiisulwasaaraha Somalia ee uu utagay Galmudug ayaa ah Sida la xusay arimaha wada shaqayn Dhexmarta Dowlada Dhexe iyo Mamulka  Galmudug.

Liibaan Qaran
SBC International Gaalkacyo.