Qubane yaal Sports oo xiiso badan iyo SBC INternational (Dhageyso)

Kooxda Livirpool ayaa u soo baxday wareegyada xiga ee koobka Europe League markii ay guul raaxo ah ka gaartay koox yar oo ka socotay dalka Belorussia halka kooxaha Inter milan iyo Athlatic Bilboe ay si silic ah ugu soo baxeen wareegyada xiga e koobka Europe league.

Dhanka kale kooxda Liverpool ayaa hadalkii ugu danbeeysey ka soo saadrtay arinta laacibka khadka difaaca ee Daniel Agger oo ah in uusan koox kale aadayn oo uu baaqi ku sii ahaanayo kooxda Liverpool sida uu sheegay macalinka kooxda Liverpool.

Difaaca kooxda Barcelona Daniel Alves ayaa sheegay in raali gailnta Jose Mourinho ay tahay mid waqtigeedii dhaaftay oo hada aysan ku haboonayn raali galintaas uu bixiyey macalinka kooxda Real Madrid.

Halkee marayaan koobka Olympic-da ee ka socda London yaa biladaha dahabka maarta iyo kuwa kale haysta ?.

Hadaba Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Faah faahin kooban oo ku aadan Qubanayaasha Sports eek or ku xusan Waxaana inoo soo jeedinaya Wariyaha Sports-ka SBC International Maxamuud Cabdi Siciid Fantastic .
Dhageyso: Riix Halkan

Maxamuud Cabdi Siciid Fantastic
SBC International Boosaaso

Daalacatey :593

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print