Qaxotigan somaliyeed ee ka soo cararay dagalada ka soconaya dalka yaman oo ku jiray xerada logu tala galay inay ku antaan ayaa laga ambabixiyay shalay galinkii danbe tiro ka mida dadkasi.

Dadkan nasiibka u yeshay inay ambabixiyaan gudiga gurmadka qaxotiga yaman ee puntland oo ka shanaya balwaynta wabeneye dad waynaha somaliyeed ee gudaha dalka iyo dibada gudiga bad badinta qaxotiga somaliyeed  ee muqdisho iyo jaliyada somliyeed ee ku nool saldanatul cumaan ayaa tiro ahaan dhamaa 2000 oo qoys.

Dadkani laga sakotinayay magalada bosaso gaar ahaan xerada ay ku nool yihiin dadka soo  fakaday dagalada dalka yaman ayaa la siyay lacag ay jidka ku sii maraan iyo gadiidka oo laga bixiyay waxayna ku si jedeen konfurta somaliya.

Goobti lagu ambabixinaya dadkani ayaa waxaa ku sugnaa masuliyinta puntland gudiga qaxotiga somaliyeeed yaman iyo culimada.

DAAWO SAWIRO
vlcsnap-2015-07-05-15h37m11s112 vlcsnap-2015-07-05-15h37m57s65 vlcsnap-2015-07-05-15h38m11s201 vlcsnap-2015-07-05-15h38m33s201 vlcsnap-2015-07-05-15h38m43s48 vlcsnap-2015-07-05-15h38m48s97 vlcsnap-2015-07-05-15h38m57s189