Qeybtii hore ee Tartanka Kediska SBC Caawa oo iminka soo gaba gaboobay

Waxaa goor dhow soo dhamaaday tartankii 1aad ee caawa dhexmaray xaafadaha 4ta ah ee ku jira 24ka xaafadood ee tartanka bisha ramadaan ee Kediska SBC .

Xaafadaha fooda isdaray wareega hore caawa waxa ay ku kala yaalaan magaalada Boosaaso iyo degmada dangoranyo ee gobolka Nugaal.

Xaafada Onkod Dangaranyo Vs 1da Luulyo Boosaaso ayaa waxaa dhexmaray tartan adag oo xiiso badan waxaana uu ugu dambeytii ay guushu raacday xaafada 1da Luulyo Boosaaso oo 17 dhibic kaga badisay xaafada kale ee Onkodna waxayna la timi 14 dhibic.

Waxaa iminka sidoo kale bilaabmay tartan xiiso badan oo u dhexeeya xaafadaha Qoryacad oo qardho ka dhisan iyo Xaafada Xaafatul carab Boosaaso

Daalacatey :761

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print