Waxaa iminka soo gaba gaboobay Tartan Xiiso baddan oo dhexmarayay Xaafadaha Booxaaro oo degmada Sheerbi Gobolka Karkaar iyo Xaafatul carab oo ka tirsan Degmada Burtinle gobolka Nugaal,

Tartankan oo ka tirsanaa Tartanka kediska ramadaanka SBC ee Bisha ramadaan waxaana uu ahaa tartan aad u xiiso badan ,

Tartankan ayaa waxa uu ku soo dhamaaday Guushiina ay ku raacday Utartamayaasha xaafada Booxaaro oo Sheerbi ah.

Dhibcaha
Booxaaro Sheerbi 13
Xaafatul Carab Burtinle 8