Qarax ayaa waxa uu ka dhacay meel ku dhow xarunta guriga umada ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku shiraan xildhibaanada Baarlamanka SOomaaliya.

Qaraxa ayaa noociisu ahaa sida aan wararka ku heleyno mid lagu soo rakibay gaari, waxaana uu ku qarxay goob barxad ah oo duleedka ka ah guriga Baarlamanka.

lama sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay qaraxa, waxaana goobta uu ka dhacay xiray ciidamada Amaanka dowlada Soomaaliya .

Waxii ku soo kordha wararka dambe ee SBC Online