Inaka badan 100 ruux  ayaa ku dhimatay Qarax xoogan oo ka dhacay Dhuun shidaalka Parolka qaada oo ku taala caasimada Kenya ee Nairobi sida ay sheegeen Ciidamada amaanka ee wadankaasi Kenya.

Afhayeen u hadlay Ciidamada amaanka ee Dalka Kenya oo lagu magacaabo Thomas Atuti ayaa waxaa uu u sheegay wakaalada wararka ee AFP in lagu qiyaasayo Dadka dhintay in kabadan 100 qof.

Wariyaasha ku sugan kenaya ayaa soo sheegay in inkabadan 100 ruux oo meyd ah ay daadsanyihiin Deegaanka qaruxu ka dhaca ee lagu Lunga Lunga

Kooxo gurmad fidinaya & Koxoo dabdiyayaal ay ayaa si aad ah u soo buux dhaafiyay Goobta Qaraxa uu ka dhacay ee Ku taala wadanka Kenya

SBC International Monitoring