Daqiiqado ka hor ayaa waxa uu qarax ka dhacay magalada Nairobi sida ilo wareed lagu kalsoonaankaro ay inoo xaqiijiyeen.

Qaraxan ayaa ka dhacay petrol station kuyaala wadad Kirinyaga iyadoo ay durbaba goobta soo buux dhaafiyeen police-ka Kenya iyo gaadiidka gurmad dag daga kuwaasi oo shegay in ay dhaawacyo goobta ka qaadeen.

Mid kamid ah gurmadka dag daga oo lagu magacaabo John’s oo lahadlay Daily Nation ayaa u shegay in ay Kenyatta National Hospital ay geyeen tiro dhaawacyo ah.

Lama hayo tirade rasmiga ah ee dhawac ama dhimasho ah balsa wixii warar ah ee soo kordha waan idinla soo socod siin doonaa.

La soco wixii warar ah ee ku soo kordha wararkan

Ahmed Muse Gure

SBC Nairobi Kenya

waqaca4@gmail.com