New York: masuulyiin ka tirsan QM Ayaa waxaa ay cabbaareen Kulul Ay u jeediyeen Dowlada Suuriya Oo ay Ku Eedasay in Ay Xoog xaddhaaf Ah Ay U adeegsatay dadka banaanbaxyada dowlada loga soo horjeeda ka Dhigaya magaalooyinka dalkaasi.

Qaramada midoowey Ayaa waxaa ay Siaad Ah u cambaaraysay Dilkii Shalay kadhacay magaalooyinka Duma iyo Diraac halkaasi Oo lagu dilay dad ka badan 15 qof oo kamid Ahaa dadkii banaanbayada halkaasi ka waday.

Ciidamada Dowlada Suuriya Oo Ay taageerayaan taangiyo Ayaa Shalay waxaa Ay Isku gadaamayn Magaalada diraac halkasi oo Aheyd Xuduntii rabshadaha in kabadan muda bilka Ah ka Socda dalkaasi.

Dadkii Shalay Ku Dhintay banaanbaxyada Ayaa maanta la bilaabay in La Aaso,iyadoo qaramada midoowe Ay Arinkaai Ku tilmaamtay wax laga Xumaado.

Maxamed Xaaji Xasan Abuukar
Maxamed555@hotmail.com
SBC News Monitornig