Warbixin kui Saabsan Qaabka ay isagu dhacayaan 8 Xul ee ku hardami Doona Wareega 2aad ee Koobka L.Ameerica ,Neymar vs Messi oo kala weecday
 
Waxaa la soo Saaray Shaxda Isku aadka 8 xul ee ku Hardami doona Kopopbka Laatiin Ameerica 2011,waxaana kumadoodu ay dhici doonaan Sabtiga iyo Axada iyadoo Xulalka Barasiil iyo Arjantiin ay kala weecdeen Wareegaan.
 
Hadaba habkaan ayey isagu aadeen waadamada U soo Baxay wareega labaad.
 
Sabti 16-7-2011 Kolombiya Vs Beru.
 
Sabti 16-7-2011 Arjantiin vs Urugway
 
 
Axad 17-7-2011 Baraasiil vs Paragway
 
Axad 17-7-2011 Chile vs Venazuela.
 
Kooxaha Saadaalinta Sami finalka u badan tahay waa Kolombiya,Arjantiin, Baraasiil iyo Chile oo ay u saftaan Xidigaha Kala ah FALCOA, MESSI, NEYMAR iyo SANCHEZ.
 
Waxaa  diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle (uurdoox)
uurdoox2011@hotmail.com