Afhayeenka Dowlada Puntland Axmed Libaax Joore ayaa warbaahinta SBC wareysi gaar ah oo uu siiyay waxa uu kaga hadlay howlgaladii ugu dambeeyay ee ay ciidamada badda puntland ay ka fuliyeen xeebaha Puntland.

Wareysiga waxaa qaaday Maxamed Deeq Cabdala, waxaana uu u dhacay sidan (Dgageyso)