Dowaldda Puntland ee ayaa Qoraal ay ka soo saartay Madaxtooyada waxay Hambalyo u dirtay Dowlada iyo Shacabka Jabuuti munaasabada Xornimada Dalkaas oo ku beegneyd Maanta oo ay taariikhdu tahay 27.June taasi oo ku began 35 sanno guuradii ka soo wareegtay markii ay ka xoroobeen Gumeystaha Ingiriiska.
Qoraalka uu ku saxiixnaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen C/samad Cali Shire waxaa SBC u Akhriyay Afhayeenka Dowlada Puntland Axmed Cumar Xirsi (Libaax Joore)
AFHAYEENKA PUNTLAND OO AKHRINAYA HAMBALAYADA
SBC International News Desk
Daalacatey :562