Dawladda Puntland waxay si buuxda u canbaaraynaysaa mooshinkii sharci darada ahaa ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu codka ugu qaaday 06 June 2015 Baarlamaanka Dawlad Goboleedka Jubbaland.

LIFAAQA HOOSE KA AKHRI WARSAXAAFADEEDKA OO DHAMAYSTIRAN:

MOWQIFKA DAWLADDA PUNTLAND