Iyadoo colaadu dhiig ku qubtey ay ka dhex aloosan yihiin beelo walaalo ah oo wadadega gobolka Bari ayaa waxaa soo baxaya baaqayo kala duwan oo ku aadan joojinta colaada beelaha isla markaana wadahadal lagu badalo.

Warbaahinta SBC waxaa soo gaaraya baaqyo arinkaasi ku aadan, iyadoo baaqii ugu dambeeyey uu naga soo gaarey ururka Punt land Diaspora Form kaasi oo u qornaa sidan.

War saxaafaded deg deg ah oo kasoo baxay xafiiska Jaaliyada PDF UK

Gudoo miyaha jaaliyada PDF UK  PROF Cabdi weli Maxamuud Gurey  asagoo kuhadlaya magaca Qurbo joogta reer puntland ee kunool UK wuxuu baaq namadeed udirayaa  dadka walaalaha ah ee dhibaatada  colaadeed dhextaalo ,wuxuuna gudoomiyuhu ku baaqay in xabada lajoojiyo Oo wax walba lagu dhameeyo wadahal,iyo afgarad .

Gudoomiyuhu  wuxuu kalo ku dhiiriyey jaaliyada reer Puntland ee dibada inay doorkooda ciyaaraan

Puntland Diaspora Form (UK)
London.

Faafinta: SBC News Desk