Labadan Musharax oo ka mid ah Musharaxiinta shanta ayaa waxaa ay noqonayaa Labada Musharax ee ugu Codadka Badan Marka loo eego Tirinta Codadka ee ay gudigu Sameyeen Ma jirto weli Natiijo Rasmi ah oo lagu dhawaaqay.
Masharaxiinta u taaagan Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay Yihiin kuwo is agfadhiya isla markaasina la socda Sida Doorashada u socoto iyaga oo Qoranayay Tirinta ay gudiga Doorashada Sameyneyeen.
Gudiga Doorashada ayaa kulan gaaar ah ku leh Isla Xarunta Iskool Boolisia Oo ah Xarunta ay ka dhaceyso Doorashada Ma jirtyo wax war ah oo ka soo baxaya Natiijada Gudigu hayo laakiin Daqiiqado Koboan ka adib ayaad geli doontaan
SBC Muqdisho LIVE
SBC International Monitoring
Daalacatey :324