Prof Jawari oo ku guuleystay Gudoonka Baarlamanka Somalia

waxaa ka tanaasulay Tartankii loo balansanaa Proff Cali Khaliif Galeyr oo sheegay inuu sxbkiis u tanaasulayo islamarkaasina uusan u tartameynin wareegii harsanaa Arintaaas oo si weyn ay u soo dhaweeyeen Xubnaha baarlamaanka Dalka.

Markii uu Proff Galeyr ku dhawaaqay Tanaasulkiisa waxaa soo kacay pro Jawaari oo uga mahadcaliyay Tanaasulka uu sameyay waxaana uu sheegay qudbadiisa uu jeedin doono Marka howsha Dhamaato taasi oo uu ula jeedo in marka la doorto Ku xigenadiisa

Doorashada Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ayaa loo codeynayaa Hada

Daalacatey :725

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print