Dawo Sawirada soo dhweyntii loogu sameeyay magaalada Garoowe xarunta Puntland Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Maxamuud Axmed Madoobe.

Madaxweynaha Puntland iyo xubno kale qeybaha kala duwan ee bulshada iyo ciidanka amaanka ayaa ku soo dhaweeyay madaxweyne Madoobe magaalada garoowe .

Hadaba Daawo Sawirada Sidii loo soo dhaweeyay.
IMG_1842 IMG_1844 IMG_1849_-_Copy IMG_1861 IMG_1862 IMG_1864