PhotoNews: Daawo Sawirada Madaxweynaha Puntland oo Booqday Kuliyada Caafimadka

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Xubno k atirsan Golihisa Wasiirada ayaa maanta booqasho ku bixiyay Kuliyada Culuumta Caafimaadka ee Magaaladan Boosaaso.

Ardayda iyo Maamulka Kuliyada ayaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay iyagoo lulaya ubaxyo quruxbadan iyo Sawirka Madaxweynaha iyo Calanka sedaxda nooc ah ee Puntland.

Hadaba Daawo Sawirada laga qaaday Xiligii ay Booqashadu ku jireen Wafdiga Madaxweynaha,










Daalacatey :1359

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print