Iyadoo todobaadkan laga xusey wadamo badan oo ay Soomaalidu degan tahay & guud ahaan dalka Soomaaliya munaasabada maalinta xoriyada ee 1-da Luulyo ayaa magaalada London waxay ka mid aheyd meelaha sida weyn looga xusey munaabsadaasi.

Xaflad aad u balaaran oo ay soo agaasimeen jaaliyada Soomaalida ee wadanka UK ayaa lagu qabtey Iskoolka Copland Communtiy School ee ku yaal galbeedka magaalada London, xafladaasi oo uu ka soo qayb galey Ra’isalwasaarihii hore ee dawlada KMG Maxamed C/laahi Farmaajo, wasiirka maaliyada dawlada KMG Xuseen Cali Xalane, wakiilka Puntland ee UK C/qaadir Faarax Jibriil.

DAAWO SAWIRADA

Sawir Qaade: Caamir Mowliid Xaaji
caamirsake@hotmail.com