Todobaadkan waxaa magaalada Muqdisho lagu magabaacay Ra’isalwasaaraha cusub ee DKMG ka div markii uu islcasilay Ra’isalwasaarihii hore Maxamed C/laahi Farmaajo, Ra’isalwasaaraha cusub Cabdiwali Maxamed Gaaz waxaa magaacaby Madaxweynaha DKMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Waxaa goobjoog ka ahaa goobtaasi xubno ka tirsan baarlamanka oo uu ka mid yahay gudoomiyaha Baarlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan & marti sharaf kale, waxaa sidoo kale ku sugnaa goobtaasi Maxamed C/laahi Farmaajo.

DAAWO SAWIRADA

SBC News Desk